Somalia Info Laasqoray Online
calmadow
Laasqoray Online Laasqoray Online


aminarts

aminarts

aminarts

hadraawi oo Maryan ku soo dhowaynaya...




AminArts
Hiiraan.com
HorseedNet
Gadaa Oromia
Galgala News
SPR Radio
Raxanreeb
Bartamaha
Banadir24
Markacadey
RadioSanaag
Hadaaftimo
Wargelin
Somalifans
Iqrapress
Radiowarsan
Xingaloolnews
Buraannews
Puntlandi
Hiiraan.com
HiiraanNet
SomaliTV
Somalilyrics
Mahigaan
Juba Radio
Sharmarke Peace
Wadaniga
Qaranka News
Magan Tahir
Soomaalidamaanta
Shaaciye
Mareeg
Gorgormedia
Ceelqaboobe
Boocame
Fadhi.com
Camaloow
SanaagPost
Bulshoweyn
SilGor.com

HiiraanWeyn
WaamOnline
Agoonta.net
Gobolada
AllNugaal 
Maqaal.com
Maxaas.net
Gargaarka 

UNPOS 
Ogaden Online 
Waayaha.net 
Markacadey.net 
Baydhabo.com
Daafeet.com 

XildhibaanPub.
Reegay.com
Xargaga
Maaryaa.net
Galdogob Times

Directory

Islaax.org

Ogaal Online

Dowladnimo

HormoodNews
Kubadda.com

Horyal Radio

Jawiil Online

 
All Sanag

Gedoland

Gedoland

Dulmidiid

Banooda

Codkawaamo

Cakaarra

Itisfame

Queen Mary Somali S

Xogta
Dalkanews

WAAJID

Jilibweyn

DjibTalk

Djiboutination

Ali Halane Art


4somaliwomen

AllPuntland
Ambaqaad
Allwadani

Aftahan
Allsomali.com
AllDalka

Allgedo Online 

Awdelnews.com
Axadle

Afrikada Bari

Marka Caddeey
Maqaalo
Muqadisho City
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University Midnimo.com

NASSNET
Onkod
Olol
Osman Arts
Puntland Post
Qaranimo
Quruxleey Mag.
Qabridahare
Qaadisiya
Qorahey Online

Ruunkinet

Shabelle.net
Somali Business
Soomaalinews.com
Somali Bantu
Somali Ecological
Solamusic
Sh/Hoose

Shirqool
SomaliSwissl
SOMWE

Somali Citizen

SomaliDoc.com
Somali Amreican 
Somaliwide.Net
Somali Star TV

SomSport
SS Union
Somali C. & Sports
Somali Swiss
Somalidaxorta
SAMADDOON
Somali Doctor NT
Somali Lawyers' A.
Somali Post
Somali Press Review
Som. Cartoon Network
Somali Student Assoc
Somali Fisheries Society
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

Somalitribune
Somali Weyn
Somali Peace Process
SomaliUK.com
Somaliland.org
SomRefugeeYemani
Somali Jecel
SomaliPen.org
Somalimarket.com
Somali-Youth

Wardheer News
Waridaad
Waaga Cusub
Widhwidh

Xeebta
Xamardaye

Xog-Waran

INT | LINKS

Laasqoray Online
miceDhegeyso Nebi Ammaan By: Caasha Cabdoow Malayka
Laasqoray Online

ARTICLES/MAQAALLO


Somalia & World News Update

Meelo badan oo adduunka Islaamka ka mid ah oo laga ciiday

Dhalashada Bisha Shawaal ayaa caawa makhribnimadii wax aya ka bilatay Guud ahaan geyiga Soomaaliya, gaar ahaana degmada Dhahar. Iyadoo arintani ay macnaheedu ahayd Curashada Bisha Shawaal iyo Dhamaadka Bishii Barakaysneyd ee Ramadaan. Read More >>>



Shabab ayaa maanta weerar is qarxin ah ku qaadday garoonka dayaaradaha ee magaalada Muqdisho, laakiin weerarkaas waxaa dhicisiyay ciidanka AMISOM ee iridda kore waardiyaha ka hayay. Read More >>>

Haylaan oo koobka Ramadaanka si xarragale u qaadday

Dhahar - Haylaan:Kadib heshiis dhexdhexaadin dhexmartay Tarmtamaaysa Gobolka Haylaan iyo warbaahinta Horseed iyo shirkada Telecom ayaa waxaa tartamayaasha gobolku ay go'aansadeen in tartanka ay dib ugu laabtaan iyaga oo sheegay in ay isku kalsoonyihiin tartanka ay si xoog leh usii wadayaan. Read More >>>

Sharmarke iyo ShariifMaalmihii ugu danbeeyay waxaa soo ifbaxayay khilaaf u dhexeeya Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Raiisul Wasaaraha Cumar Cabdirashiid Sharmarke.Read More >>>

Alshabaab oo keentey Muqdisho ciidan cusub oo tababar usoo dhamaadey (Sawirro)

Xarakada Alshabaab oo maalmihii laso dhaafay dagaal qadhaadh la gashey ciidamada dawlada kmg ee soomaaliya iyo ciidamada Amisom oo isku dhinac ah ayaa maanta kusoo bandhigtey gudaha magaalada Muqdishio ciidamo cusub oo sida ay sheegeen masuuliyiinteedu ka qayb qaadan doona gulufkii colaadeed ee ay ugu magac dareen “Dhamaadka kuwa soo xadgudbey” kaasoo ay sheegeen in ay kaga saari doonaan Muqdisho Amisom iyo dawlada kmg ee uu hogaamiyo madaxweyne shariif sheekh axmed. Read More >>>


Taliyihii saldhiga Booliiska Biyo Kulule Allah ha u naxariistee Axmed Xasan Xaaji Dhoonge oo caawa lagu dilay Boosaaso ayaa waxa la socday markii la dilay oo dhaawacmay walaalkii Cali Xideeye iyo Ina Diin Gurxan laguna nanayso Bilig oo ka mid ahaa ciidanka Puntland.Read More >>>

Sheikh Shariif: Dastuurku waa in uu helo Afti Dadweyne, haddii taas la waayo waa in la qaato Dastuurkii 1960-kii

(Muqdisho, Soomaaliya September 4, 2010): Madaxweyne Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta ka hadlay Dastuurka qabyada ah ee uu soo bandhigay Guddiga Federaalka Dastuuriga ah ee Madaxabannaan. Read More >>>


War degdega: Dhoonge Xasan Xaaji oo Boosaaso lagu dilay

Bosaso:-Alla ha u naxariistee waxa maanta lagu dilay magaalada Boosaaso Dhoonge Xasan Xaaji oo ahaa taliyaha saldhigga Biyakulele. Dhoonge ayaa horay ugu soo dhaawacmay dagaallada Galgala ka soconaya. Sida wararku nagu soo gaadhayaan, waxa toogtay niman aan haybtooda la garanayn oo madaxa soo duubtay. Dhoonge ayaa hadda ka hor hoggamiye ka ahaa dagaalladii 2006dii ka dhacay Majiyahan, isaga oo dhinaca Puntland ka soo jeeday. Faahfaahinta warkaas kala soco Laasqoray Online


Wasiirka Amniga Puntland, Yusuf Khayr oo ka warramay hawlgalkii Boosaaso

September 2, 2010
By admin
Wasiirka Amniga Puntland, Yusuf Khayr oo ka warramay hawlgalkii Boosaaso

Bosaso:-Wasiirka Amaanka Dowlada Puntland Yusuf Axmed khayr ayaa ka waramay raaf iyo arrimo Amaanka la xiriira oo beryihii u dmayey ay ciidamada Amaanka Magaalada Bosaso ka bilbeen gudaha Magaalada Bosaso ,iyadoo Hoteelka Safaari ee Nawaaxiga All-Nasar eee Bosaso ka soo tarxiilay dadbadan huteelkaasi oo ay ka dheceen falal dilal agagarkiisa mararbadan. Howlgalkan ayuu ku...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Maqaal: aan wada tashanno, markaynu tashano, ayaynu hurumar gaadhaynaa

September 2, 2010
By admin

Waxaan salaamayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed meelkaytay joogaanba, marka xiga waxaan salaamayaa dadkayga reer maakhir meelkastay adduunka kaga suganyihiin waxaana u rajaynayaa nabad nimco barwaaqo hurumar iyo guul. Markaan u soo laabto fekradayda oo aan doonayo inaan ku darsado dadkayga, walaalayaal haddaynu nahay reer maakhir waxaad ogtihiin in ay ka jirto dalkeenii dhibaato aad u...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Alshabaab oo Gaadiid Ambalaaz ah ugu deeqday …dadka Muqdisho

September 2, 2010
By admin

Laba gaari oo kuwa gurmadka deg deg ah ayaa lagu soo bandhigay gudaha Suuqa Bakaaraha kuwaas oo qeyb ka noqon doono gaadiidka gurmadka deg deg ah ee ka howlgala qeybaha ay gacanta ku hayaan xarada Mujaahidiinta alshabaab sida u shir jaraaid oo uu ku qabtay suuqa bakaraha ka sheegay waaliga gobolka banadir ee Alshabaab....
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Askartii AMISOM Muqdisho lagaga dilay oo Ugandha la geeyey

September 2, 2010
By admin
Askartii AMISOM Muqdisho lagaga dilay oo Ugandha la geeyey

Meydadka afar askari oo ka tirsanaa ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya islamarkaana lagu dilay magaalada Muqdisho maalmo ka hor ayaa lagasoo dajiyay garoonka Entebbe ee dalkaasi Uganda. Askartan afarta ee meydadkooda la keenay Uganda ayaa ku dhintay hoobiye ku habsaday iyagoo ku sugan gudaha xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya, sida uu sheegay afhayeenka...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Suxufiyiinta Puntland oo canbaaraysay Dilkii Weriyehii Idaacadda daljir

September 1, 2010
By admin
Suxufiyiinta Puntland oo canbaaraysay Dilkii Weriyehii Idaacadda daljir

Weriyaasha Puntland ayaa badankood aad uga naxeen Dhimashadii ku timid weriye Cabdullaahi Cumar Geedi oo ka tirsanaa Howl wadeenada Idaacada Daljir ee Gaalkayo iyo Bosaso. Weriye Cabdullaahi Cumar Geedi Alla ha u naxariistee waxaa uu ahaa Madaxa Farsamada Idaacada daljir daljir oo uu Si guud gobolada oo dhan Idaacada uga hagijirey Seystemka guud...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Qarax ay ku dhinteen 10 ayna ku dhaawacmeen 25

August 31, 2010
By admin

Media Player Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal Goor dhaweyd laba gaari oo minibus ah oo ah kuwa gaadiidka dadweyanaha ayaa waxaa ay miino kula qaraxday meel u dhaxeysa kulliyada Jaalle Siyaad iyo Xaruntii wasaarada gaashaandhiga. Toban qof ayaa ku dhimatay, labaatan iyo shan kalena waa dhaawac ayaa soo gaaray, dadka waxay u badnaayeen haween.
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Galgala: 7 dhimasho ah iyo dhaawac tira badan

August 31, 2010
By admin
Galgala: 7 dhimasho ah iyo dhaawac tira badan

Garowe: Shalay Subax ayaa Ciidan tiradoodu tahay 60 askari oo ka tirsan ciidammada Puntland ee Galgala ku sugan waxaa loo direy sahan, markii ay sahankii soo dhamaysteen, shaqadi loo diray, saacadduna ahayd 3dii galabnimo ayaa qaar kamida ciidankaas dib uga hareen ciidankii waxayna soo mareen wadda khaldan oo aan ciidankii hore sii marin, markaa jidka...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Muqdisho: Askar ka tirsan AMISOM oo la dilay

August 30, 2010
By admin
Muqdisho: Askar ka tirsan AMISOM oo la dilay

Afhayeenka ciidamada AMISOM Barigye Bohuko ayaa sheegay in 4 askari oo katirsan AMISOM ay ku dhinteen madfac ku dhacay madaxtooyada. Madfac hoobiye ah oo ay rideen xoogagga ku kacsan dowladda kmg ah ayaa waxaa uu dilay afar ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika oo ku sugnaa xarunta madaxtooyada, 8 kalena waa ay ku...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Dhahar:-Caaqil Saxardiid Cali Dhawaaq oo BBC-du Waraysatay

August 29, 2010
By admin
Dhahar:-Caaqil Saxardiid Cali Dhawaaq oo BBC-du Waraysatay

Caaqil Saxar Diid Cali Dhawaaq oo ku Sugan Magaalada Dhahar ee Caasimada Hayland ayaa Waraysi Siiyay BBC-da Laanteeda Af-Somaliga, Caaqilka ayaa Xusay in Dagaalkii ka dhacay GalGala uu ahaa mid Saamayn Wayn ku Yeeshay Dadkii deegaanka oo ay bara kaceen iyo Beerihii oo lagubay sidoo kale waxa uu Cadeeyay in Rasaastii lays Waydaarsanayay ay...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Oday Dhaqameed Ibraahin Findhe oo reer Muqdisho nabad ugu baaqay

August 27, 2010
By admin

Xaaladda Muqdisho waxay maraysaa heerkii ugu dambeeyey, tani ha noqotaan oran lahaa, dad kan Xamar ku dhimanaya, oo shicib ka ah waa labaatan 20 sano wax dambe oo indha laga qarsanayomajirto. Lama doonaayo in lamaqlo qof dambe oo shicib ah baa Xamarlagu dilley. Waxaan leeyahay waa in xabbad joojin lasamayaa; oo dadkashicib ka ah...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | 1 Comment »

Taageero Baaq: Jaaliyadda Warsangeli ee Seattle

August 27, 2010
By admin

Ku: Madaxweyne C/raxmaan Faroole, iyo xubnaha dawladda Puntland Ku: Isimmada, Odayaasha, iyo Waxgaradka Puntland Ku: Aqoonyahannada, indheergaratada iyo ururrada bulshada Ku: Shacab weynaha Puntland iyo cid kasta oo nabad danaynaysa… Waxan, haddaa nahay Jaaliyadda Warsangeli ee Magaalada Seattle, ee Gobolka Washington, aan taageersannahay baaqa odayaasha Gobolka Haylaan iyo Galbeedka Bari, ay ka soo saareen...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | 7 Comments »

Baaq ay soo saareen odayaal dhaqameedka deegaanka Haylaan oo ku aadan colaada ka aloosan degmada Galgala ee gobolka Bari.

August 27, 2010
By admin

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay August, 20, 2010 ka dhacay magaala madaxda gobolka Heylaan ee Dhahar shir ay isugu yimaadeen dhamaan cuqaasha iyo waxgaradka gobollada Haylaan iyo Galbeedka Bari, waxaana laga wada hadlay xaalada deegaanka oo ay ugu horeyso arinta beryahanba ka taagnayd deegaanka Galgala. Hadaba markay arkeen odayaasha iyo waxgaradka deegaanada Haylaan iyo...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | 1 Comment »

Dagaal Qadhaadh oo xalay saqdii dhexe ka dhacay Galgala oo markale gacanta u gashay ciidan Attam

August 25, 2010
By admin

Xalay saqdii dhexe ayaa waxaa dagaal qadhaadh uu ka bilawday agaarka deegaanka galgala dagaalkaan u dhaxeeya ciidanka maamulka puntlan iyo ciidan yagu markaa taabacsan wadaadka sheikh maxamed siciid attam Sida la xaqiijinayo dagaalka ayaa markii waxa uu ka bilawday meesha loo yaqaan gaamaha oo ahayd Difaacii ugu danbeeyey ee ay joogaan ciidanka puntland ,wararrkuna waxaa ay intaa ku darayaan...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Siyaasi Cali Daacuun ma dhiman ee waa noolyahay

August 25, 2010
By admin
Siyaasi Cali Daacuun ma dhiman ee waa noolyahay

Haddaannu nahay bahda Laasqoray Online waxan ka cudur daaranaynaa war si khalad ah naloogu soo sheegay, in Siyaasi Cali Daacuun ku geeriyooday qaraxii shalay Muqdisho ka dhacah. Siyaasi Cali ma dhiman warkaasina waa beenoobay. Alxamdulillaah Cali wuxu ku sugan yahay haatan Hargeysa sida warku nagu soo gaadhay. Waxannu kale oo u sheegaynaa warbaahinta kale...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Taliyihii dhinaca isgaarsiinta ee ciidammada Puntland oo baxsaday

August 24, 2010
By admin

Tuka-raq:-Taliyahii Isgaadhsiinta iyo Sirta Ciidanka Faroole ee ka dagaalamyey Aaga Galgala ayaau soo galey Maamulka SSC, iyadoo la filayo in uu saacadaha soo socda soo gaadho Magaalada Buuhoodle. Taliyahan lagu magacaabo C/dale Cali ayaa waxaa uu ka soo baxsadey dhawr Taar iyo Document fara badan oo ay ku qoral yihiin dagaaladii Galgala ka dhacay iyo shirqoolo badan...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Hotel ku yaalla Muqdisho oo la qarxiyay

August 24, 2010
By admin
Hotel ku yaalla Muqdisho oo la qarxiyay

Dagaallada Muqdishu Qof ayaa isku qarxiyay, mid kalena rasaas ayuu ku furay hotel Muna oo ku yaalla Muqdisho oo ay degannaayeen xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay. Hotelka oo ku yaalla degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho ayaa waxa degan mudanayaal ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya....
Read more »

Posted in Wararka | Edit | No Comments »

Ilkajiir:”Dagaal waa la galaa Waana la dhintaa,Waxaase xun in laboqo.”

August 22, 2010
By admin
Ilkajiir:”Dagaal waa la galaa Waana la dhintaa,Waxaase xun in laboqo.”

Garoowe:(Allpuntland)-Wasiirka Arimaha Gudaha,Dawladaha Hoose & Hor’umarinta reer miyiga ee dawlada Puntland Jen,Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) ayaa markii ugu horaysay si kulul uga hadlay Xaalada deegaanka Galgala oo todobaadyo kahor ay dawlada Puntland si wood ah ula wareegtay,Waxaana uu Wasiirku sheegey in Galgala Dagaalkii ay dawladu ku qaaday uu ahaa mid loo baahnaa islamarkaasna aysan...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | 5 Comments »

Boqoradii Codka Saada Ali oo Gaadhay Uganda +Sawiro

August 22, 2010
By admin
Boqoradii Codka Saada Ali oo Gaadhay Uganda +Sawiro

Saado Cali Warsame Fanaanada Caanka ah ee Somaliyeed ayaa Maanta waxaa Lagu soo Dhaweeyey Magaalada Kampala ee Xarunta Dalka Uganda, Waxaana Soo Dhaweynteeda ka Qaybqaatay Dadweyne Farabadan oo kaga Hortegay Fanaanada Gegedida Caalamiga ah ee Entebbi International Airport oo qiyaastii 45km u jirtaa caasimada. Fanaanada oo kasoo duushaday dalka UK ayaa saaka abaare 9:00AM waxay...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | 1 Comment »

Dagaal beleed ka taagan Magaalada Garoowe beela wada dega oo isku hayb ah

August 21, 2010
By admin
Dagaal beleed ka taagan Magaalada Garoowe beela wada dega oo isku hayb ah

Garoowe:-Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka jira Saan saan coladeed ka dib markii dhowaan ay is fara sareen beelo ay isku hayb yihin Madaxwayne Faroole oo kala ah beelaha Aboker Ciise iyo Muuse ciise ka dib markii Madaxwaynaha Mamulka Puntland uu bixiyey ama markaasi shaaciyey inay dowlada Puntland la wareegtay Dhul ay sheganayaan qaar ka...
Read more »

Posted in Wararka | Edit | 2 Comments »

Galgala: Qarax lala Beegsaday Gaari Ciidan

August 20, 2010
By admin
Galgala: Qarax lala Beegsaday Gaari Ciidan

Gaariga la qarxiyay waxa uu qeyb ka ahaa ciidamo ka tirsan Puntland oo agagaarka Galgala dagaal kula jira, maleeshiyada Sh. Maxamed Siciid Attam. Wararka ay VOA-du ka helayso degmada Galgala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax miino lala beegsaday gaari ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland. Dad goobjoogayaal ah ayaa VOA-da...
Read more »

Warka- Jimce- Sept 04, 2010

Faroole Itoobiya muxuu ka doonay?

Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Faroole oo dhawr maalmood ku sugnaa Addis, ayaa la filayaa inuu halkaa u yimid dhawr arrimood: hub uu ka dalbado xukuumadda Zinawi, hubkaas oo uu rabo inuu u isticmaalo shacabka reer Galgala iyo degaannada ku hareeraysan oo si weyn isaga caabiyey duullaankii ay ku qaadeen ciidammada PIS (ashahaada la dirirka), ee Puntland bishii July 26-keedii. Read More >>>

Warka- Jimce- Sept 04, 2010

Ururka Xisbul Islaam oo digniin u diray Alshabaab

Ururka Xisbul Islaam oo kamid ah xoogaga hubeysan ee aadka ula dagaalama dowlada KMG ah ee dalka Somalia ayaa digniin culus u jeediyay Xarakada Islaamiga Al-Shabaab oo isla mucaaradaan dowlada Somalia...Full Report

Warka- Arbaca- Sept 30, 2009

Marwo Falastiin Axmed dhoore oo soo bandhigtay cadeymo la xiriira socdaalka C/raxmaan Faroole ee Itoobiya

Marwo Falastiin Axmed oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed, horayna uga soo shaqeysay wasaaradii warfaafinta Soomaaliya ayaa ku tilmaamay safarka madaxweynaha maamul goboleedka Puntland uu ku tegay Itoobiya inuu ahaa safar ujeedadiisu aheyn inuu Faroole ku wareejiyo R/wasaraaha Itoobiya Zenaawi tubooyin loogu talogalay in ay shidaal ka soo qaadaan dhulka hoostiisa, waxeyna hantidaas ku...

Warka- Axad- Sept 26, 2009


Warka- Talaada- Oct 06, 2009

Maamulka Kismaayo oo guulo ka sheegtay

Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubadda hoose ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa uu guulo ka sheegtay dagaaladii 48-saac ee ugu danbayay ka dhacay deegaano hoostaga Magaalada Kismaayo...Full ReportShabelle

Warka- Jimce- Oct 03, 2009

Ururka Xisbul Islaam oo digniin u diray Alshabaab

Ururka Xisbul Islaam oo kamid ah xoogaga hubeysan ee aadka ula dagaalama dowlada KMG ah ee dalka Somalia ayaa digniin culus u jeediyay Xarakada Islaamiga Al-Shabaab oo isla mucaaradaan dowlada Somalia...Full Report

Warka- Arbaca- Sept 30, 2009

Xoogagga Al-shabaab oo maamul cusub uga dhawaaqay Magaalada Kismaayo

Kismaayo:-War dhawaan naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubada hoose ayaa sheegaya in xubno ka tirsan xoogagga Al-shabaab ay maamul uga dhawaaqeen magaalada Kismaayo, maamulkaan ayey ku sheeg een in uu ka talin doono Gobolka Jubada Hoose...Full Report

Warka- Axad- Sept 26, 2009

Xafladdii Xiritaanka Tartan Aqooneedka Ramadaanka

gobolada Sanaag iyo Mudug oo iyagu kaalinta kowaad iyo labaad u kala galay tartan aqooneedka heerka gobol ee Horseed Media iyo..Full Report

Warka- Jimce- Sept 25, 2009
Khudbaddii Madaxweyne Shariif ka jeediyey QM

Daawo khudabaddii Madaxweyne Shariif Ka Jeediyey QM

Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa Golaha loo dhan yahay ee QM ka jeediyey khudbad dheer oo uu kaga warramayo xaaladaha Soomaaliya meesha ay maryaan. Wuxu Madaxweyne Shariif dalbaday caawimo iyo in ciidammada afirikaanka la soo badiyo...Daawo

Warka- khamiis- Sept 24, 2009
Dr. Cabdalle Axmed Hiira-AHNInna Lillah Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Waxa xaley ku geeriyooday magaalada New York Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiye Cabdalle Axmed Hiirad
Ilaahay Sub Xaanahu Wa Tacaala waxa aan ka baryaynaa in uu Cabdalle Janatul Fardowsa maqaam sare ka dejiyo dhammaanteenna samir iyo iimaan inaga siiyo gaar ahaan caruurtiisii, qoyskiisii, qaraabadiisi, ehelediisii...Tacsi
News Update- Sunday- Sept 20, 2009
Hoggaamiyaha Xisbul Islaam Sh. AwaysIslamist calls for more suicide attacks in Somalia
:-MOGADISHU- A top radical Islamist leader in Somalia, Sheikh Hassan Dahir Aweys, called on Sunday for more suicide attacks against African Union peacekeepers in the country...Full Report AFP

News Update- Friday- Sept 18, 2009
Hoggaamiyaha Xisbul Islaam Sh. Aways21 killed in suicide attack on African Union base in Somalia
BREAKING NEWS:-A brazen, daylight suicide bombing on the African Union's peacekeeping mission in Somalia's capital has killed at least 21 people, mostly peacekeepers, the mission said Friday...Full ReportCNN

Wararka - Isniin- Sept 14, 2009
Diyaarado ajnabi ah oo 4 qof dilay :-Wararka ka imanaya Soomaaliya, ayaa sheegaya in helicobtarro ay wateen ciidamo ajnabi ah in ay weerar ku qaadeen gaari ay la socdeen saraakiil ka tirsan Xarakada Shabaaabul Mujaahidiin oo marayay meel u dhaw tuulada Rooboow oo ka tirsan degmada Baraawe...Full Report

News Update- Monday- Sept 14, 2009
Raid said to kill top al Qaeda militant in Somalia:-MOGADISHU (Reuters) - U.S. special forces in helicopters attacked a car in southern Somalia on Monday and killed one of east Africa's most wanted al Qaeda militants...Full Report -Reuters

Wararka - Sabti- Sept 12, 2009
Rabshado ka dhacay Hargeysa oo dad ku dhintay:-Hargeysa-(Hargeysa)- Saaka aroornimada hore ayaa waxa lagu waabariistay xabado hadheeyay xarunta golaha Baarlamaanka ee Somaliland...Full Report

Wararka - Jimce- Sept 11, 2009
Madfac dad ku dilay isbitaalka Martiini :-Ugu yaraan Lix qof ayaa ku dhintay in ka badan toban kalena waa ay ku dhaawacmeen markii uu madfac ku soo dhacay xubno ka tirsan naafadii ciidankii xoogga dalka Soomaaliyeed...Full Report

Wararka - Khamiis- Sept 10, 2009
Axmed Waled Cabdla oo soo Gaarey Hargaysa :-Axmed Waled cabla Wiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Axmed Walad Cabdala ayaa soo gaarey Maamulka La magacbaxay Somalialand...Full Report

Wararka - Arbaca- Sept 09, 2009
Gobolka Sanaag oo Ka Guuleystey Gobolka Galguduud (Tartanka Ramadaanka) :-Tartan Aqooneedka Gobalada Soomaaliya oo caawa markale idaacada Horseed Media, u qabatay gobalada Soomaliya, ayay ku tartameen gobalada Sanaag iyo Galguduud...Full Report -BBC

News Update- Wednesday- Sept 09, 2009
Somalia: Briton, Kenyan held over pirate swap:-MOGADISHU, Somalia ? Two security contractors and three former hostages released by Somali pirates are facing prison for an alleged secret plan to swap the hostages for 23 suspected pirates on a desolate Somali airstrip, Somali officials said Wednesday...Full Report -AP

Wararka - Talaada- Sept 08, 2009
Qalalaase ka dhacay aqalka wakiillada Somaliland :-Fadhigii golaha wakiilada ee Somaliland, ayaa waxaa ka dhacay buuq ay mudanayaasha taageersan dowladda iyo mucaaradka ka dhigeen, kaas oo markii danbe isku baddelay gacan qaad...Full Report -BBC

Wararka - Khamiis- Sept 03, 2009
Shabaab oo u digtey Maammulka Somaliland :-Hogaamiyaha xarakada Al-Shabaab ee Soomaaliya, Abu-zubeyr, ayaa, farriin cod ah oo cajal ku duuban oo uu ugu tala galay warbaahinta, wuxuu si kulul ugu dhaliilay maamulka Somaliland....Full Report -BBC

News Update- Thursday- Sept 03, 2009
Italian cruise ship fires on Somali pirates :-Six men in a small, white Zodiac-type boat approached the Msc Melody Saturday and opened fire with automatic weapons, Msc Cruises director Domenico Pellegrino said. They retreated after the security officers returned fire and sprayed them with water hoses. The ship continued its journey with its windows darkened....Full Report -AP

Wararka - Isniin- Aug 31, 2009
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan: Waa ka baxnay DKMG :-Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ee Maamulka Maxkamadaha Sheekh Cabdiraxmana Ibraahim Macow ayaa sheegay inay maamulka gobolkaasi ay taageeradooda kala laabteen dawladda Ku Meelgaarka ah...Full Report -LA Times

Wararka - Axad- Aug 30, 2009
In Somalia, troops for peace end up at war :-African Union soldiers contend with a vague and underfunded mission with no cease-fire to enforce. Among the troops who have died, some apparently succumbed to illness due to malnutrition...Full Report -LA Times

Wararka - Sabti- Aug 29, 2009
Ciidan Itoobiyana oo galay Beledweyne :-Ciidammo Ethiopian ah ayaa caawa ku sugan Beled Weyne.Waxaa la sheegay in ay fariisimo ka samaysteen gudaha iyo daafaha magaalada....Full Report

Wararka - Khamiis- Aug 27, 2009
Dagaal ka dhacay Muqdisho iyo Afgooye dhexdooda :-Kooxaha Dawladda ka soo horjeeda ayaa weerar ku qaaday fariisin ciidamada dowladda ay ku lahaayeen Ex Contarol Afgooye maanta oo Khamiis ah...Full Report

News Update- Wednesday- Aug 26, 2009
US Navy: Pirates fire on US helicopter :-DUBAI, United Arab Emirates � Somali pirates holding a hijacked ship off the coast of Somalia fired at a U.S. Navy helicopter as it made a surveillance flight over the vessel, the first such attack by pirates on an American military aircraft, the Navy said Thursday...Full Report
Wararka - Arbaco- Aug 26, 2009
Odaygii Maraykanka loogu jeclaa oo geeriyooday :-Senator Ted Kennedy oo ka mid ahaa xubnaha ugu cadcad ee aqalka Senate-ka ee dalka Mareykanka, ayaa geeriyooday isagoo 77-jir ah...Full Report

News Update- Wednesday- Aug 26, 2009
Somalia hostage tells of escape :-A French security adviser seized by Islamist militants in Somalia has told the BBC how he escaped from his captors without a struggle while they slept....Full Report
Wararka - Talaado- Aug 25, 2009
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug C/Nuur Geesey oo xabsiga la dhigay :-Guddoomiyihii hore xilka looga qaaday ee gobalka Mudug, ayey ciidamada Booliiska ee Puntland Xabsiga u taxaabeen kadib markii uu wiil uu dhalay dil geystay...Full Report

Wararka - Isniin- Aug 24, 2009
Itoobiya oo ka dhex muuqata siyaasadda Somaliland :-Magaalada Hargeysa, Muddo todobaad ah waxaa ka socday Dhexdhexaadin uu ka waday Wasiiru-Dawlaha Arrimaha Dibedda ee Dawladda Ethiopia, kaasoo xal loogu raadinayay muranka ka dhashay qaabka doorashadu uga dhacayso Somaliland oo ay isku hayaan xisbiga talada haya iyo kuwa mucaaradka...Full Report

Wararka - Axad- Aug 23, 2009
Gaalkacyo: DKMG iyo Puntland oo Heshiiyey:-Dawladda Federaalka Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (DFKM) iyo Dawlad-goboleedka Puntland ayaa gaaray heshiis dhinacyo badan taabanaya, kadib muddo todobaad ah oo ay wadahadallo ah xasaasi ah ku galeen magaalada Gaalkayo....Full Report
Aweys oo heshiis iska fogeeyey
Wararka - Sabti- Aug 22, 2009
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Puntland :-Wasaiirka Arimaha Gudaha, D/hoose Iyo Horumarinta Reer Miyiga General Cabdulaahi Axmed Jaamac (ilkajiir) Iyo wefti heer wasiir ah oo uu hogaaminayey ayaa August 20 shirjaraa'id ku qabtay hoteelka ay ka deganyihiin magaalada Boosaaso ee Panaroma....Full Report
AU Soldier: "i am paid to do so"Shocking Video
Dagaal xiligii Afurka ka dhacay Magaalada Muqdisho :-Sabti, August 22, 2009(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hub culus iyo mid fudud ayaa wuxuu caawa ka dhacay qeybo ka mid ah Waddada Makka Al-Mukarrama, gaar ahaan qeybaha hoos-taga Degmooyinka Hodan iyo Howl-Wadaag ee Magaalada Muqdisho...Full Report
News Update- Saturday- Aug 22, 2009
Somalia Clashes Between Government, Rebels Kill 20 in Mogadishu:-Aug. 21 (Bloomberg) -- At least 20 Somalis were killed and 40 others wounded in clashes in the capital, Mogadishu, between Islamist insurgents and government forces helped by African Union peacekeepers, residents and a medical officer said. ..Full Report
Wararka - khamiis- Aug 20, 2009
Puntland oo codsatay in dib loogu soo celiyo Burcad Badeed:-War maanta kasoo baxay Dowlada Puntland ayaa lagu sheegay in dib loo soo cesho burcad badeedii dhawaan ay qafaasheen doomihii Masaarid ahaa ee afduubka loogu heystay xeebta degmada Laas Qoray...Full Report
Xisbul Islaam: Ramadaanta Waan Dagaallamaynaa
News Update- Thursday- Aug 20, 2009
Somali fighters retake two towns :-Heavy fighting in Somalia has left at least 15 people dead as government soldiers and al-Shabab fighters battle for control of strategic towns...Full Report
Wararka - Talaado- Aug 18, 2009
Magacyada Xukuumada cusub ee DKMG:-Muqdisho, Somalia -Shir jaraa'iid oo maanta ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, ayuu afhayeenka RaysalWasaaraha Soomaaliya Mr.Cabdulqaadir Maxamuud Walaayo ku akhriyey magacyada Wasiirada cusub ...Full Report
Xisbul Islaam: Ramadaanta Waan Dagaallamaynaa
Wararka - Isniin- Aug 17, 2009
Dawladda Masar oo qorshaysay habkii kalluumaysatada loo furtay:-Sarkaal sare oo ka tirsan kaluumeysatada masaarida ah ee ka kaluumeysata xeebaha badda cas ee dalka maser ayaa sheegay in ciidamda ammaanka iyo waaxda muqaabaraadka dalka maser ay si qarsoodi ah u dajiyeen...Full Report
Wararka - Axad- Aug 16, 2009
Muran ka taagan waqtiga guddoonka baarlamaanka TFG Beryahaanba waxaa jiray arrin la hadal hayo oo ku saabsan in guddoomiyaha barlamaanka KMG ah ee Soomaliya iyo ku xigeenadiisay uu xilligoodu ku egyahay 22-ka bishan August.Full Report
Wararka - Talaado- Aug 12, 2009
Muranka doorashada Somaliland Madaxtooyada Somalilad, ayaa ku dhawaaqday in go'aamadii shalay ay ansixiyeen Golaha Wakiiladu Somaliland aanay sharci ahayn, sidaa darteedna aanu fulineyn Madaxweynuhu. ...Full Report
Wararka - Isniin- Aug 11, 2009
Madaxweynaha PL oo xilalka ka qaadey Gudomiye-yaalSaraakiishii hore ee Soomaaliya oo soo saaray sadex qodob
Wararka - Sabti- Aug 08, 2009
Guddoomiye Geesey oo iska fogeeyey Dilkii wasiirka
Gaalkacayo oo bandoo lagu soo rogay
Madaxweyne Shariif oo ka warbixiyey shirkii
Wararka - Khamiis- Aug 06, 2009
Sheekh Shariif iyo Hillary Clinton oo kulmay Waxaa maanta magaalada Nairobi kulan Albaabada u xiran ku yeeshey Madaxweyne Sheekh shariif iyo Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Hillary Clinton.Full Report
Wararka - Arbaca- Aug 05, 2009
Taliyihii Booliiska Puntland oo geeriyooday
Wasiirrada Puntland oo ka shiray dilkii loo geytay (AHN) Warsame Shirwac
Kooxaha heysta dad Ajaanib ah oo dalbaday lacag madaxfurasho ah
baarlamaanka Soomaaliya oo diiday heshiiskii badda
Muranka ka taagan doorashada Somaliland
Shirkii warbixinta Dhismaha Garoonka Gobolka Gedo
Warbixin ku saabsan maraakiib lagu hayo Laasqoray
Hillary oo laga yaabo inay la kulanto Madaxweyne Shariif
miceWaraysi fadeexad ku noqon kara Yuusuf Garaad
28 arday oo reer Puntland ah oo ka qalin jabisay jaamacadda Camuud
Ciidamada Garowe oo soo bandhigay khamri ay qabteen July 25 (Horseed)
Ciidamo horleh oo Ugandha soo dirayso (LOL)
Ciidamo Ethiopian ah oo soo galay Kalabeyr, Hiiraan (LOL)
Q.M Oo Diiwaangelinaysa Qaxootiga Soomaalida ee K/Africa. (LOL)
Somali News Update - Thursday- Aug 06, 2009
Clinton vows boost for Somali government NAIROBI (Reuters) - U.S. Secretary of State Hillary Clinton pledged strong support for Somalia's fragile government Thursday and vowed to take action against Eritrea if it did not stop "unacceptable" interference in the country Full Report
Somali News Update - Wednesday- Aug 05, 2009
In Somalia, a Twist on 'Handshake Diplomacy'
Somali Government Moves to Restore Stability
Mo Farah Entertains Fans, Crowd Sees 2 World Leaders and 2 British records
Mystery Illness Kills 3 Burundian Peacekeepers in Somalia
Waraka - Khamiis, July 23, 2009
Soomaalida Malaysia ku nool oo aad uga xumaaday war been abuur ah oo lagu shaaciyay Internet-ka Friday 24 July 2009 SMC Dhamaan mujtamaca kala gadisan ee ku nool dalka Malaysia, sida Ardeyda tacliinta kabarata, wax garadka, Jaaliyada iyo bulshada qeybaheda kala duwan ayaa aad uga carooday war naxdin leh oo been abuur cad ah oo lagu daabacay website ka Dayniile(23 July 2009).(Sii Akhri)
Komaandoosta Turkiga oo qabatay 5 budhcad Soomaali ah (LOL)
Dagaallo ba'an oo Muqdisho ka sii soconaya(LOL)
Qarax kadhacay Boosaaso (LOL)
Dil foolxun oo Hadaaftimo ka dhacay(LOL):
Garsoorka iyo Maxkamadaha Puntland (LOL):
Alshabaab oo u digtay 3 hay'adood-LOL
Dagaal caawa ka bilowday Muqdisho xaafado ka mida - (LOL)
Garoowe Online oo Shaacisay in Beelaha Puntland Qabiil Qabiil Isu Hayaan - Horseednet
Jaaliyadda Damalaxagaree oo ku shiray London (sawirro) - LOL
Warbixin Daryeelka caafimaad ee Magaalada Xingalool (sawirro) - LOL
Cunaqabataynta saxaafadda ee Puntland - LOL
Sharma'arke: ajaanibtii la Afduubtay waxa kala qeybsaday Shabaab iyo Xisbul Islaam. - LOL
Waraysi:Madaxwaynaha Puntland C/raxman M. Faroole - BBC
Somali News Update - Thursday- July 23, 2009
Somalia Government Forces, Islamists Clash in July 23 (Bloomberg) -- At least 18 people died and 50 were wounded in clashes between Somali government forces and Islamist rebels in the capital, Mogadishu, witnesses and officials said. Full News
Somalia's al-Shabab Names 3 UN Agencies 'Enemies of Islam'
From refugee to a leader in war-torn Somalia - VOA
Somali attackers seize aid workers - Aljazeera
Insurgent Groups Will 'Share' Men Taken in Somalia - AFP
Spokesman: Third American Killed In Somalia - FoxNews
U.N. Criticizes Beheadings in Somalia Article Comments - WSJ
Wararkii Hore...
WARARKII HORE DAAQADDAN KA AKHRIÂ
Mowska dul saar si aad giraanta u hakiso. Refresh your browser to restart the ticker.
WARARKII HORE DAAQADDAN KA AKHRI 
Mowska dul saar si aad giraanta u hakiso. Refresh your browser to restart the ticker.
Laasqoray Online

Ciid Mubaarik!
Madaxwayne Sharif iyo Mrs Clinton
Laasqoray Online
FEATURED NEWS
No Easy Solution for Peace in Somalia By VOANEWS
Puntland Should be Cautious About Its Repatriation Policy.. By Abdirahman Alas
Qaddiyadda Laascaanood oo wejiyo badan... By Dr. Cali Warsame
Time UNDP Stood up to Somaliland By O. H. Omar
Why drone attacks in Somalia is ill-advised By Abdullahi Dool
Why Somalia is in need of...
Abdullahi Dool
A different Letter to Congressman Donald Payne
Ali H. Abdulla
NSUM Submission on the Situation in Somalia
By. NSUM
Somaliland: "Hostages to Peace"
Human Rights Watch
Nadiifo Culusow and her song to her six month old Hanad
Dr. A/rahman Beileh
Maxaa Ka Khaldan Barnaamijka Doodda ee Laanta Af Soomaaliga ee VOA?
Yusuf A.Geele
The Common denominator between BBC and VOA
Ali Geeleh
Mandeeq Is Not Dead: A Salute to The Flag... Dr. Ali Bahar
Khilaafka Somaliweyn iyo Itoobiya
A.H. Nurre
Laasqoray Online
Custom Search
Contact/lasoo xiriir: Halkan...webmaster@laasqoray.org
Copyright © Laasqoray Online Media